Fatahaad & daadad iswata oo saameeyey xaafado ka tirsan deg. Afgooye (Sawirro)

Webiga shabelle ayaa fatahaad ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyo tuulooyinka hoos yimaada saacadihii ugu dambeeyey. Fatahaada webiga ayaa si weyn u saameysay xaafada Baal-guri ee degmada Afgooye, waxaana guryahooda ka baxay qoysas fara badan oo guryahooda ay biyo ugu soo galeen. Roobab xoog leh oo 48kii saac ee la soo dhaafay ka … Continue reading Fatahaad & daadad iswata oo saameeyey xaafado ka tirsan deg. Afgooye (Sawirro)